Khashkhashaadda galmada: Akhbaarta dhallinyarada

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
07/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii galmo ahaan lagugu khashkhasho adigoo iskuul, ama shaqo jooga, ama haddii qof kale oo aad taqaano uu arrimo caynkaa ah uu kugu sameeyo.