Muhaajiriinta aan Sharciga Lahayni ma ku Guursan Karaan Minnesota?

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
09/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa is-guursiga dadka aan sharciga lahayn ee Minnesota, sidda lagu helo warqada nikaaxa, iyo haddii guursigu uu saameyn ku yeelanayo martabada sharcigaaga.