Racfaanka Diidmada Gargaarka Farsamada Casriga Ah

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaan loogu qaato Waaxda Adeegyada Bulshada (Department of Human Services) hadii la diido codsigaaga ku saabsan ku gargaarada tiknoolajiyada.