Waxa uu Waalidku u baahan yahay inuu ka ogaado Baxsiga

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay waalidiinta iyo mas’uuliyiintu ay u baahan yihiin inay ogaadaan kolka ay ilmahoodu guriga ka cararaan.

*  “Waalid” waxaa loo adeegsaday warqadan xog aruurinta, waalidka, mas’uulka ama cida sharciyan haysa ilmaha.