Xanaanada Caruurta Marka Aad Ka Baxdo Barnaamijka MFIP)

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helida gargaarada haynta ilmaha ah ka dib kolka waqtiga manfacyada MFIP uu dhamaado.