“ABAWD” Waqtiga xadidan ee la siiyo Gargaarka Cuntada (SNAP) dadka waaweyn ee kelida ah oo aan cidina la noolayn

Waxaa qoray
Education for Justice
COVID-19: ABAWD (dadka waaweyn ee shaqaysan kara oo aan cidna la noolayn) ma laha waqti xadidan ilaa laga gaaro Maajo 11, 2023.
DIGTOONI  (FEEJIGNAAN)!!

Sharci ( Qaanuun) Cusub! Haddii aad hadda tahay hooy laawe, waxaad heli kartaa Cuntada Gargaarka ah oo aan lahayn waqti xadidan.  U sheeg xafiiska ku yaal degmadaada haddii aad tahay hooy laaawe. U shee xafiiska degmada haddii aad hoy la’aan tahay.

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa manfacyada gargaarada cuntada iyo muddada dadka waaweyn ee kaligood ah ee aan ilmaha lahayni ay qaadan karaan.