Amarka Amaan Helida iyo Amarka Khashkhashaada

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2025

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Amarka Ilaalinta ah (OFPs) iyo Amaradda ka Deynta Khashkhashaadda (HROs). Waxa ay yihiin, sidda ay kuu ilaalin karaan iyo sidda lagu helo mid.