Dhaqtar aan anigu leeyahay ma yeelan karaa hadii aan ka yarahay 18 sanno?

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa kolka iyo sidda aad ugu tagi karto dhaqtar iyadoo waalidkaa uusan ku wehelin iyo haddii ay tahay in waalidkaa uu ogaato arrintaa iyo in kale.