Dhibaatooyinka Amaahda Ardayda

Waxaa qoray
Education for Justice
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa noocyada kala duwan ee daymaha ardayda, siyaabaha kala duwan ee loo bixiyo iyo waxa dhaca haddii aad dib u la dhacdo bixinta deynta.