Gagaarida Nolosha iyo Guryaha Haynta
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa faraqa u dhaxeeya goobaha nolol ka gargaarida iyo kuwa guryaha haynta ah iyo xaquuqdaadda kolka aad halkaa ku nooshahay.
Warqadan xogta aruursan waxaa maalgeliyey qayb ahaan hay’yada agagaarka Trellis iyo Waayeelka Mareykanka ah.