Iskaa-U-Shaqeeynta Ama Bilaabida Ganacsi yar iyadoo ay ku caawinayso Hay’ada VRS

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda barnaamijka VRS uu kaaga caawin karo qaar ka mid ah kharashaadka bilowga noqoshada qof iskii u shaqeysta ama bilaabida ganacsi yar.