Adeegyada Tababarka Xirfadaha ee MN

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa adeegyada ka caawiya dadka naafada ah helida iyo sii haysashada shaqo.