Lamaanayaasha aan IsQabin, Deynta, iyo Hantida

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sida daynta, haynta ilmaha iyo hantida loo qaybiyo haddii lamaanayaal aan is qabini ay kala tagaan ama middi dhinto.