Racfaanada SSB

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa siyaabaha kala duwan ee aad racfaan uga qaadan karto go’aan ay gaartay hay’ada Gobolka ee Adeegyada Indhoolayaasha (SSB).