Siddee ayaan uga heli karaa qof i haya oo PCA ah barnamaijka Gargaaradda Koowaad ee Beesha iyo Adeegyadda (CFSS)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
06/2026

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Haynta (PCAs), cidda heli karta, sidda iyo faa’iidooyinka haysigooda.