Sidee La Isaga Iibiyaa Gaari La Isticmaalay

Waxaa qoray
Education for Justice
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Haddii aad rabto in aad gaddo gaari, waxaa jira waxyaabo ay tahay in aad iska ilaaliso in ay dhibaato kuu keento mar dambe, waxaa ka mid ah tigidh ganaax aadan adigi lahayn, ama lagugu soo dacweeyo shil aadan adigu geeysan.