La xiriir xafiiska Gargaarka dhanka Sharciyada (Legal Aid) ee 1-(877) 696-6529 ee deegaankaaga hadii aad dareensan tahay inaad tahay dhibane loo geystay takoor guryaha ah aadna doonayso inaad fahamto xaquuqdaada. Adeegani waa mid bilaash u ah ciddii xaqq u yeelata.
Ama ka eeg caawimaad barnaamijyadda kale ku jira barta: www.lawhelpmn.org/so/providers-and-clinics.
Waxaad kaloo wici kartaa ama aad u tagi kartaa:
MN Department of Human Rights
Waaxda Xaquuqda Aadanaha ee MN
Griggs Midway Building
540 Fairview Ave North, Suite 201
St. Paul, Minnesota 55104
Telefan: (651) 539-1100 ama 1(800) 657-3704
TTY: (651) 296-1283
MN Department of Human Rights – St Cloud
Waaxda Xaquuqda Aadanaha ee MN - St Cloud
City Hall
400 Second St South
St. Cloud, MN 56301
Telefan: (320) 650-3133
Labada xafiisba:
Khadka ka gargaarka takoorka (helpline): 1-(833) 454-0148
Iimaylka ah: info.mdhr@state.mn.us
shabakada (website) ah: www.mn.gov/mdhr/
Housing and Urban Development (HUD)
Wasaarada Horumarinta Guriyeynta iyo Baladyada
Minneapolis Field Office
212 Third Ave South, Suite 150
Minneapolis MN 55401
Telefan: (612) 370-3000
Housing and Urban Development (HUD)
Wasaarada Horumarinta Guriyeynta iyo Baladyada
77 West Jackson Boulevard
Chicago, IL 60604-3507
Telefan: (800) 765-9372
Labada xafiisba: www.hud.gov
Waxa aad ku soo gudbisan karaa ashtako shabakada (website) hay’ada HUD ee ah www.hud.gov ama waxaa aad warqad u diri kartaa xafiiska Chicago ee kor ku xusan.