Xaquuqda Guryaha Kiradooda la Kabo ee Dhibanayaasha Dagaalka Qoyska Dhexdiisa ah dhibku ka soo gaaro iyo galmada Xoogid ah.

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
06/2025

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa xaquuqdaada ah helida guryaha kiradooda la kabo haddii adiga ama qoyskaagu aad tihiin dhibayaal dhib ka soo gaaray dagaal qoyska dhexdiisa ah ama faraxumayn dhanka galmada ah.