Bar Baarid
Baarid.
Natiijooyinka baarida:
Services
This brief advice clinic serves Ramsey County residents or individuals with a case in Ramsey County. Subjects are limited to landlord/tenant issues and conciliation (small claims court) matters. There is no income eligibility requirement; individuals get free advice for up to 30 minutes.
Services
Additional Legal Resources
Waa maxay maxkamadda dhexdhexaadintu? Maxkamada dhexdhexaadintu waa maxkamad kharash yar oo iska ladifan oo kaa caawin karta inaad soo ceshato cadad yar oo lacag ah oo kaa maqan. Uma baahnid qareen in aad u hesho Maxkamadda dhexdhexaadinta. Maxkamadda dhexdhexaadintu kaama caawin karto inaad soo ceshato hanti dhuntay ama wax gaareen.
Additional Legal Resources
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay maxkamadda dhexdhexaadintu (maxkamadaha qaamaha yaryar) ay tahay, sidda cid loo dacaweeyo, u diyaargarowga maxkamadda iyo racfaan ka qaadashada go’aan.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii dacwo qaan ah laguu sheegto.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa loo isticmaali karo lacagta dabaajiga ah, inta ay tahay in lagaaga soo celiyo iyo waxa la sameeyo haddii qolada guriga aad uga jirtaa ay diido inay soo celiso lacagta dabaajiga ah.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa guri ka xirashada, koronto iyo biyo goynta sharci-darrada ah iyo waxa la sameeyo hadii tani ay kugu dhacdo adiga.
Fact Sheet
Natiijooyinka oo dhan: 13 // Bog 1 ee 3
Waan ka xunahay inaad wayday wixii aad doonaysay?
Isku day bal inaad ka baarto Iskaa-u-Baarida Maktabada (Self Help Library) ama Diiwaanada Rugaha iyo Gargaar-bixiyeyaasha.