1% sanadkiiba. Tusaale ahaan waxa aad soo guurtay 1da Agoosto 2018 Waxa aad guurtay 30ka Abriil 2019. Lacagta keydka ah ee aad dhigaty ay aheyd $900.00. Taas waxa ay ka dhigan tahay dulaar 1% ah muddo 9 bilood ah. Marka ugu horeysa xisaabi dulsaarka ka dibna u qeybi dul saarka bil kasta.
$ 900.00
 x      .01     (1% = .01)
------------
$ 9.00      Dulsaarka sanadka ee1%.
Si aad u ogaato dulsaarka bil kasta u qeybi 12ka bilood ee sanadka.
$ 9.00 ÷ 12 (bilood) = $ .75 (75 senti) Tani waa dulsarka aad heleyso bilkasta oo sanadka ah ee 1%.
Agoosto 2018 ilaa Abriil 2019 waa 9 bilood, sidaa darteed dulsaarku waa 9 
$  .75     Dulsaarka bil kasta 
 x   9      Bilaha aad halkaas daganeyd 
----------
$ 6.75    Wadarta dulsaarka guud ee kuu raaceysa keydka.
Sidaa darteed, keydka kirada ee $900 deposit, lagu dray dulsaarka ($6.75) waxa ay ka dhigan tahay in kireeyuhu kuu soo celinayo $906.75.