Bar Baarid
Baarid.
Natiijooyinka baarida:
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa faahfaahinada ku saabsan sameynta Qorshe Shaqo (EP).
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa u helida ka fasaxid shaqada ah sababo ah arrimo la xiriira qof qoyska ka mid ah oo ciidanka wadanka ka tirsan.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Qorshayaasha shaqada ee MFIP ka, sidda lagu helo, iyo waxa la sameeyo haddii aadan raaci karin kaaga.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaan loogu qaato Waaxda Adeegyada Bulshada (Department of Human Services) hadii la diido codsigaaga ku saabsan ku gargaarada tiknoolajiyada.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa u helida ka fasaxid shaqada ah sababo ah sidda, jirro, geeri, ama daryeelid rixim aad u buka oo qoyskaaga ka mid ah.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa u helida ka fasaxid shaqada ah arrimaha sidda, uurka, dhalmadda, ku maqnaanta umul ama dhalasho ilmo, qaadasho ilmo si aad u korsato ama sababo kale oo ilmo la xiriira.
Fact Sheet
Natiijooyinka oo dhan: 24 // Bog 4 ee 4
Waan ka xunahay inaad wayday wixii aad doonaysay?
Isku day bal inaad ka baarto Iskaa-u-Baarida Maktabada (Self Help Library) ama Diiwaanada Rugaha iyo Gargaar-bixiyeyaasha.