Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 208 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda lagu qaado laysinka darawaladda ee MN marka ugu horeeysa. Waxay kaloo quseeysaa dadka haysta laysinka darawaladda ee wadamadda ajnabiga ah laakiin raba inay qaataan kan MN.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sharciyadda cusub ee mariwaanadda ku saabsan iyo haddii aad heli karto in dambi hore oo isticmaalka mariwaanadda ah lagaa tirtiro.
Warqaddan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo ka hor qaadida dacwo maxkamad muhaajirnimo (immigration) iyo waxa la fili kolka aad tagto maxkamadda. KAAMA ay caawinayso maxkamaddu inaad buuxiso foomam ama aad dalbato…
Sidda loogu wareejiyo dacwo qaadidaada laanta socdaalka (immigration) maxkamad kale (Bedelid Goobta)
Warqadan xogta arursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda loogu wareejiyo qaadidaada dacwadda laanta socdaalka maxkamad kale. Tan waxaa kaloo loogu yeeraa “bedelida goobta.” KAAMA ay caawinayso tani u soo sheegida bedelida ciwaanka…
Warqadan xogta aruursan ah waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii aad ku hesho dukumiinti boostada la yiraa “Ogaysiiska uga yeerida” maxkamada laanta socdaalka. Waxaa soo dira Wasaaradda Amniga Qaranka (Department of Homeland Security…
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa u soo sheegida bedelida ciwaanka maxkamadda laanta socdaalka (immigration). Nooca foomka la isticmaalo, si loo diro, dukumiintiyadda aad u baahan tahay. Waxay kaloo ka hadashaa waxa dhici…
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda lagu helo ogolaansho si looga shaqeeyo Minnesota. Arintan waxaa la yiraa dalbashada “warqad shaqo.” Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay kuu sheegtaa:
Warqadan xogta aruursan ah waxaa loogu talagalay dadka aan sharci lahayn. Taa macnaheedu waa in aadan haysan wax sharci ah oo ay bixiso laanta socdaalku (immigration) ama warqado sharci ah si aad ugu noolaato United States. Waxa ay ka…
Natiijooyinka: Bog 25 ee 26