Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Waa maxay maxkamadda dhexdhexaadintu? Maxkamada dhexdhexaadintu waa maxkamad kharash yar oo iska ladifan oo kaa caawin karta inaad soo ceshato cadad yar oo lacag ah oo kaa maqan. Uma baahnid qareen in aad u hesho Maxkamadda…
Rabitaankaaga Daryeelka Caafimaadka: Arjiga/Foomka Gaaban
https://www.honoringchoices.org/health-care-directives/somali
Qaan-celinta waa lacagta amarka garsooraha uu dembiile dhallinyar ama weyn uu ugu xukumayo taas oo qayb ka ahaanaysa xukunka dembiga. Waxa ay ku salaysantahay qasaaraha dhibbanaha uga yimid iyo dembiilaha awoodda uu u leeyahay in lacagta…
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa khidmadaha Ururka Mulkiilayaasha Guryaha ay ku bahoobaan iyo waxa dhici kara haddii aad dib ula dhacdo bixinta khidmadahaa.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay sharaxdaa waxyaabaha aad u baahan tahay inaad sameyso kolka aad iska gadayso gaari iyo arrimaha kale ee soo baxa.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii galmo ahaan lagugu khashkhasho adigoo iskuul, ama shaqo jooga, ama haddii qof kale oo aad taqaano uu arrimo caynkaa ah uu kugu sameeyo.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa dadka la yiraa nootaaleyaasha, waxa ay sameyn karaan iyo waxa aysan sameyn karin iyo khatalaadaha inta badan dhaca ee ku saabsan “nootaaleyaasha”
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa walaayadaha, faa’iidooyinka ay leeyihiin haysashadoodu, sidda lagu helo.
Natiijooyinka: Bog 22 ee 27