Skip to main content
X close

Khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka Walwalsan in la Qabto

  • English
  • Español
  • Hmoob
  • Somali
  • Ma ka walwalsan tahay silcin?
X

Halkan riix si aad uga baxdo shabakadan iminka.

Hadii aad khatar ku jirto, wac 911 ama Khadka (Day One Crisis Hotline) ee ah 1-866-223-1111.

Open sitewide search
Xxir
Home page

Ka Caawinaya reer Minnesota xalinta wixii dhibaatooyin ah ee dhanka Sharciyada ka haysta

  • Saldhig
  • Siin
  • Anaga nagu Saabsan
  • La soo xiriirida

Secondary Menu

  • Your Legal Guide
  • Rug ama Gargaar Bixiyaal
  • Iskaa-u-Baarida Maktabada
Breadcrumb
  • Home :
  • Iskaa-u Baarida Maktabada

Iskaa-wax-u-Baarida

Natiijooyinka Baarida: [ 208 ]
Waxa al sameeyo haddii aad gafto dacwo Qaadid laanta Socdaalka ah (Immigration) (Sida loo xareysto Codsi Dib u Furida ah)
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii aad gafto dhagaysi maxkamadda laanta socdaalka uuna xaakim amro in lagaa saaro wadanka United States. Waxa ay kula wadaagi sidda loo waydiisto maxkamadda inay kaa qaado…
ilo: Education for Justice
Sidda loo Codsado Martabadda Ilaalinta ku meel Gaarka ah
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ka hadashaa sharci muddo yar ah oo laanta socdaalku bixiso (immigration) oo la yiraa marka la soo gaabiyo (TPS). Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay kuu sheegaysaa:  
ilo: Education for Justice
U diyaarinta Daliilo hay’adda iyo Makhraati ka furid Maxkamada Laanta Socdaalka (Immigration)
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa dukumiintiyadda ay dhici karto inaad u baahato inaad u dirto maxkamada laanta socdaalka si ay kaaga caawiyaan inaad cadeyso kiiskaaga. Siddoo kale waxay kaa caawiyaan adiga inaad u diyaar…
ilo: Education for Justice
Sidda Dambi ku soo Eedeyntu ay u Saameyn karto Sharcigaagga (immigration)
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda eedaynaha dambiyaddu ay u saameeyn karaan sharcigaagga. Waxa ay ka hadashaa noocyadda kala duwan ee dambiyadda ah ee saameyn kara sharciga. Waxay wadaagtaa akhbaar ku saabsan waxa la…
ilo: Education for Justice
U diyaarinta Daliilo hay’adda USCIS
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa dukumiintiyadda ay dhici karto inaad u baahato inaad u dirto hay’adda (USCIS) ee Muwaadinka iyo Adeegyadda Laanta Socdaalka (Immigration) ee Mareykanka (U.S.). (Citizenship and…
ilo: Education for Justice
Sidda looga codsado ka reebidda ka saarida wadanka Maxkamadda Laanta Socdaalka (Immigration)
Ka reebidda saariddu waa hakin ku meelgaar ah ee amarka saaridda. Waxa uu kuu ogolaadaa inaad sii joogto wadanka United States ka inta uu kuu socdo racfaanka amarka saarida ah ama aad sugayso inaad war ka hesho codsigaaga nasteexaysta ah.…
ilo: Education for Justice
Hubinta in qoyskaagu uu diyaar yahay haddii lagu masaafuriyo adiga
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay kaa caawin kartaa inaad hubiso in adiga iyo qoyskaagu aad diyaar tihiin haddii  lagu musaafuriyo ama adiga iyaga lagaa sooco. La hadal qareen!Mar walba waa ay wacan tahay in lala tashado qareen…
ilo: Education for Justice
Khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka Walwalsan in la Qabto
Warqaddan xaqiiqadu waxay leedahay khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka walwalsan in la qabto. 
ilo: Education for Justice
Natiijooyinka: Bog 26 ee 26

Pagination

  • First page of 26 « First
  • Previous page ‹‹
  • Page 22of 26
  • Page 23of 26
  • Page 24of 26
  • Page 25of 26
  • Current page 26of 26
Legal Services Corporation

Gargaarka (LSC) da ee shabakadani waxa uu ku kooban yahay waxyaabaha waafaqsan xadidaaddaha ay leedahay (LCS) du.

© 2024 Legal Services State Support is a project of the Minnesota Legal Services Coalition (MLSC)

Footer menu

  • Qarsoodi ka dhigida macluumaadka
  • Digniin
  • Rug Gargaarid
  • LOON
  • Staff Directory
  • Warqada Macluumaadka
  • Forms
  • Ka Baxid dedeg ah
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • Youtube
Back to Table of Contents
Ka Baxid dedeg ah