Khayraado kale oo dheeraad ah

Ka eeg ilaha hoose mawduucyo kale.

Ilo Kale

Xiriirada

Barnaamijka Lacagbixinta Shaqaalaha Safka Hore (Frontline Worker Pay Program)
Qoraa: State of Minnesota

Si loogu mahadceliyo dadka Reer Minisoota ee ka shaqeynayay safka hore xilligii xaaladaha degdegga ahaa ee COVID-19, Badhasaabka Tim Walz wuxu Lacagbixinta Shaqaalaha Safka Hore ka dhigay sharci 29-kii Abriil, 2022, taas oo Shaqaalaha Safka Hore u sahleysa inay codsadaan Lacagta Shaqaalaha Safka Hore. Taariikhda codsigu waa min 8-da Juun illaa 22-ka Luulyo, 2022Hadda codso.

Booqashada barta: Frontline Worker Pay