Barnaamijyada Cuntada iyo Lacagta Cadaanka ah ee Dadka aan Muwaadiniinta ahayn

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helida manfacyada dowladda haddii aadan ahayn muwaadin, sidda lagu helo, iyo noocyada ay yihiin manfacyada aad heli kartaa.  

Ma heli karaa cunto ama manfacyada kale ee ay dowladdu bixiso haddii aanan ahayn muwaadin Mareykan (US) ah?

Waxa jira barnaamijyo manfacyo dowladeed ah oo ka caawin kara dadka reer Minnesota cunto iyo lacag caddaan ah. Inaad heli kartid manfacyadaas iyo in kale adiga oo an muwaadin ahayn waxay ku xiran tahay martabadaada sharci iyo taariikhdii aad Maraykanka (U.S.) soo gashay.

Barnaamijyadda Gargaarka Cuntada

Barnaamijyada Gargaarka ee Lacagta Cadaanka ah