Daryeelada Caafimaad ee Dadka Aan Muwaadiniinta Ahayn

Authored By
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
09/2026

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa barnaamijyada kaararka caafimaad ee Minnesota ee dadka aan muwaadiniinta ahayn, iyo sidda caawimaad looga helo iyaga.  

Caymiska Caafimaadka ee Gobolku bixiyo (MA)

Caymiska Caafimaadka ee (MNCare)

Caymiska Cafimaad ee Gargaarka Degdega ah (EMA)