Helida Lacagta Shaqaalaha Shaqo La’aanta ah la siiyo

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda ay u shaqeeyso lacagta (manfacyada) shaqaalaha shaqo la’aanta ah la siiyo. Cidda heli karta. Sidda loo dalbado iyo waxa la sameeyo haddii cadadka lagu siiyo lagaa yareeyo ama laguu diido.