Hadda Maadaama Aad tahay Muhaajir Haysta Martabada U: Kuwani waa Digniino, Xaquuq iyo Waajibaad ku Saaran

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay wax ka tiraa ahaanta waxa la yiraa U da aan muhaajirka soo guuray ahayn, waxa aad sameyn karto iyo waxa aadan sameyn karin kolka aad leedahay sharciga caynkaa ah iyo sidda lagu noqdo qof sharci deganaansho ah oo rasmi ah leh.