Gobolka Minnesota, waa khasab inaad 18-sanno jir tahay aadna awoodo inaad adigu go’aanadaada gaari karto haddii aad rabto inaad guursato.
Ogow: Minnesota ma aqoonsato guurarka dadka aan qaan gaarka ahayn ee gobolka kale ugu safra si ay u soo guursadaan.