Nidaamka Maxmakadaha Qoyska Dhexdhexaadinta Qoyska (ENE)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
05/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa maxkamadda qoysaska iyo Qiimeynaha Hore ee Dhexdhexaadka ah (ENE). Waxa ay ka hadashaa waxa ay yihiin, sidda ay wax u caawiyaan, iyo sidda loogu diyaar garoobo.