Qaadashada Dhalashadda Mareykanka

Waxaa qoray
Education for Justice
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Markaad noqotid qof dhalashadda Mareykanka qaata waxaad heleysaa waxaan soo socda:

  • Xaq u yeelatid inaad codkaaga dhiibatid.
  • Waxaad waddanka uga bixi kartaa kuna soo laaban kartaa si sahlan.
  • Waxaad caadiyan ku caawin kartaa xubanaha qoyskaaga iney Mareeykanka ku noolaadaan si deg deg ah.
  • Caruurtaada ka yar 18 sano si toos ah ayey u qaadanayaa dhalashadda Mareeykanka.
  • Waddanka lagaama masaafurin karo. Kuwa aan dhalashadda haysan ee dembi gala badanaaba waa la musaafurin karaa.
  • Waxaad shaqoyin ka dalban kartaa dawladda federaaliga.
  • Xuquuq ka fiican si aad ku heshid barnaamijyada cayrta sida MFIP iyo SSI.
  • Waxaad heli kartaa baasaboor  mareeykan ah.
  • Waxaad inta badan ka heli kartaa adeega rukunka ka wanaagsan markaad booqaneeysid safaaradaha mareeykanka.