“TLR” SNAP Xadadka Waqtiga ee Dadka Waaweyn (Horey loogu aqoon jiray ABAWDs)

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
06/2026

Esta hoja informativa habla de las prestaciones de ayuda alimentaria y de cuánto tiempo pueden recibirlas los adultos solteros sin hijos.   

Ogow: mudadda xilliga 36-bilood ee xigta ahi waxay bilaabmi Janaayo 1, 2026.

DIGTOONI (FEEJIGNAAN)!!
Haddii aad hoy la’aan tahay waxaa dhici karta inaad hesho manfacyada cuntadda. U sheeg hawl-wadeenkaaga degmadda haddii aad hoy la’aan noqoto.