Banaamijka MFIP iyo FSS ee dhibanaha rabshadaha qoyska
Haddii aadan heysan nabadgelyo dagaal qoyska dhex mara dartiis la xiriir:
Day One Services - wac 1(866) 223-1111 ama fariin u dir (612) 399-9995
Ama soo booqo www.dayoneservices.org ama www.MNcasa.org
Haddii aadan heysan nabadgelyo dagaal galmoodka la xiriira dartiis wac: 1 (800) 656-4673
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda qorshahaaga shaqada ee MFIP ka ama kan FSS ka loo bedeli karo haddii uu ku haysto dhib ama dagaal qoyska dhexdiisa ah.