Bar Baarid
Baarid.
Natiijooyinka baarida:
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay yihiin inay sameeyaan goobaha xanaanadda ilmaha si ay ugu miciinaan ilmaha naafada ah.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay bixisaa akhbaar ku saabsan sida ugu fiican ee loola shaqeeyo iskuulka ilmahaaga iyo nidaamka waxbarashada gaarka ah.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda hay’ada (CAP) ay kaaga caawin kara tababarada xirfadaha dhanka shaqooyinka ah.
Fact Sheet
Fact Sheet
Ogow: SSA wali waxa ay ku qaadaa dacwooyinka muuqaal baahiye (video). Waxaa dhici kharta inay qaado dacwadaada iyadoo meel la wada joogo haddii aad codsato. Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaan looga qaato go’aan Sooshal Sakuuratiga (Social Security) haddii manfacyadaadda la yareeyo, laguu diido ama lagaa jaro.…
Fact Sheet
Booklet
Buug-yarehan wuxuu dadka guryaha kireysta ka caawinayaa inay fahmaan xuquuqdooda sharciga ah. Qoraalkan waa mid ku hagaya ee ma aha mid ka jawaabaya su'aal kasta. Sharciyada looga hadlayo buugyarehan badanaa waa kuwa la beddelo. Marka iska hubso in aad la socoto isbeddel kasta. Buug-yarehaan waxaa ku qorana waa xeerarka guud. Waa xeerar xaaladdaada khuseyn…
Booklet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Cidda heli karta barnaamijka MSA ga, waxa uu yahay iyo sidda loo dalbado.
Fact Sheet
Natiijooyinka oo dhan: 23 // Bog 2 ee 4
Waan ka xunahay inaad wayday wixii aad doonaysay?
Isku day bal inaad ka baarto Iskaa-u-Baarida Maktabada (Self Help Library) ama Diiwaanada Rugaha iyo Gargaar-bixiyeyaasha.