Ka Joojinta Ardayga Dugsiga

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
07/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda arday iskuul ka fariisintu ay u dhici karto, nidaamyada ay tahay in uu iskuulku u hogaansamo iyo waxa aad sameyn karto.

Waa maxay waxa inuu iskuulku sameeyo ay tahay kolka ay ilmaha iskuulka ka joojiyanaan?