Shaqadaydii Hore Lacag ayaan ku Leeyahay Sheegashada Lacag Shaqo

Waxaa qoray
Education for Justice
Markii ugu dambeysay ee wax la soo geliyey
08/2024

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda lagu helo lacagta aad ku leedahay shaqo hore iyo waxa la sameeyo haddii aysan ku siin shaqaddu lacagta aad ku leedahay.