Bar Baarid
Baarid.
Natiijooyinka baarida:
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Wareeginta Mas’uuliyada Waalidnimada (DOPAs), sidda iyo marka la sameeyo, iyo mudadda ay socoto.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay kaa caawin kartaa inaad hubiso in adiga iyo qoyskaagu aad diyaar tihiin haddii lagu musaafuriyo ama adiga iyaga lagaa sooco. La hadal qareen!Mar walba waa ay wacan tahay in lala tashado qareen laanta socdaalka sharciyadeeda yaqaan haddii aad ka walwalsan tahay in lagu masaafurin karo. Barta LawHelpMN waxa ay…
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda aad ku heli kartid haysasho ilmo, xataa adigoon ahayn waalidka ilmahaa dhalay.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xaquuqadaha iyo waajibaayada dhalinyaradda doonaysa inay gurigooda ama guriga waalidkooda dibada uga noolaadaan.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqaddan xaqiiqadu waxay leedahay khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka walwalsan in la qabto.
Fact Sheet
Fact Sheet
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda iyo kolka aad heli karto manfacyada dowladda haddii aad ka yar tahay 18 sanno jir.
Fact Sheet
Natiijooyinka oo dhan: 7 // Bog 1 ee 2
Waan ka xunahay inaad wayday wixii aad doonaysay?
Isku day bal inaad ka baarto Iskaa-u-Baarida Maktabada (Self Help Library) ama Diiwaanada Rugaha iyo Gargaar-bixiyeyaasha.