Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda barnaamijka VRS uu kaaga caawin karo qaar ka mid ah kharashaadka bilowga noqoshada qof iskii u shaqeysta ama bilaabida ganacsi yar.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa faahfaahinada ku saabsan sameynta Qorshe Shaqo (EP).
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda hay’ada (CAP) ay kaaga caawin kara tababarada xirfadaha dhanka shaqooyinka ah.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Adeegyada Gobolka ee Indhoolayaasha (SSB), sida loo codsado iyo waxa la sameeyo haddii laguu diido.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay sharaxdaa waxa yihiin Adeegyada Tababarada Xirfadaha dhanka shaqooyinka ah (VRS), cidda heli karta iyo sida loo codsado.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaanka loogu qaato shirkadaada kaarka caafimaadka hadii la diido codsigaaga ku saabsan ku gargaarada tiknoolajiyada.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa cidda ku isticmaali karta gargaarada tiknoolajiyada ah iskuulada, sidda loo isticmaalo iyo sidda loogala hadlo mas’uuliyiinta iskuulka baahida ilmahaaga.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa kolka iyo sidda aad uga xareysan karto racfaan ka dib dacwo qaadida Waaxda Adeegyada Bulshada (Department of Human Services).
Natiijooyinka: Bog 21 ee 27