Masaariifta Ilmaha

Ka eeg ilaha hoose mawduucyo kale.

Ilo Kale

Buuga gacanta

Buugan waxa uu bixiyaa akhbaar aasaasi ah oo ku saabsan sida masaariifta ilmaha loo gooyo, loo qaado, loona bedelo. Waxaa ku qoran akhbaar ku saabsan habraacyada masaariifta ilmaha ee Minnesota ee la “Saamiyada Dakhliga.”  Waa hage aan…
ilo: Education for Justice
Qoraalkan yar waxa uu kaa caawinayaa in aad fahamto xuquuqdaada iyo waajibaadka waalidnimo. Ilmahaagu waa in uu kaa helo wax kasta oo dan u ah, sida kalgaceylka, dareenka, taageerada, iyo in la fahamsiiyo LABADA waalid.
ilo: Education for Justice