Maxkamada Dhex-dhexaadinta / Lacag soo aruurin

Ka eeg ilaha hoose mawduucyo kale.

Ilo Kale

Buuga gacanta

Qoysas badan waxaa la soo gudboonaada dayn waqtiyada qaarkood ama wax kale. Shaqada oo la lumiyo, waxtarrada adegyada Bulshada oo la lumiyo, biilalka daawada oo kedis ah, ama furriin ayaa ku riixi kara dayn. Waxaa jira waddooyin badan…
ilo: Education for Justice

Foomam

Waa maxay maxkamadda dhexdhexaadintu? Maxkamada dhexdhexaadintu waa maxkamad kharash yar oo iska ladifan oo kaa caawin karta inaad soo ceshato cadad yar oo lacag ah oo kaa…
ilo: Minnesota Courts