Goorma ayaa shaqada la iga ceyrin karaa? “Shaqaaleyn leh doorasho madax banaan”

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa marka shaqada lagaa eryi karo iyo marka aan lagaa eryi karin iyo ilaalinada.