Goynta Korontada Iyo Gaaska

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay sharaxdaa kolka shirkadi ay kaa goosan karto kuleylka (heat) guriga, sidda looga hortaggo ka goynta kuleylka, iyo waxa la sameeyo haddii ay taasi dhacdo.