Horay U Qorsheynta

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa qoraaladda kala duwan ee dhanka sharciyada ah ee muhiimka u ah qorsheynta aakhirka nolosha.