Hoy Wadaag

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa la noolaanshaha qof guri aad wada kireysataan, cidda guriga ku qornaanaysa, cidda mas’uulka ka ah kirada iyo korontada iyo guri ka saarida.