Manfacyada Dowladda ee Dhalinyarada

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda iyo kolka aad heli karto manfacyada dowladda haddii aad ka yar tahay 18 sanno jir.