Xuquuqaha Da’yarta Waalidka ah

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa kurayda iyagu waalidka ah ay sameyn karaan ama aysan sameyn karin kolka ay daryeelayaan ilmahooda iyo naftooda.