Su’aalo ku Saabsan Kirada

Waxaa qoray
Education for Justice
Eegida ama daabicida dukumiintiyada

Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay u haysaa jawaabo su’aalaha inta qaalibka ah ay qabaan kireystayaashu ee ku saabsan xaaladahooda guryaha.