Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay tahay maxkamadda medaniga ahi, xumaanta iyo samaanta ay leedahay iyo inay tahay wax ku anfici kara adiga iyo in kale.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka jawaabtaa su’aalaha ku saabsan dardaaranadda, sidda loo sameeyo, haddii aad u baahan tahay mid iyo sidda hantida loo qaybiyo la’aanta dardaaran.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa qoraaladda kala duwan ee dhanka sharciyada ah ee muhiimka u ah qorsheynta aakhirka nolosha.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa mas’uuliyadaha iyo hanti-maamulada, xaquuqaha iyo awoodaha ay leeyihiin cid walba oo ku jirtaa iyo sidda loo sameysto ama loo joojiyo mid.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa masaariifta ilmaha. Sidda lagu helo, sidda looga helo caawimaad dowladda, bedelida cadadka aad hesho iyo faahfaahino kale.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa “quraafaadka” ah ku saabsan xaquuqda iyo mas’uuliyaadka dhalinyaradda.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa takoorida dhanka guryaha ah ee waayeelka naafada ahi ay wajahaan, waxa cidda aad guriga uga jirtaa ay tahay khasab inay sameyso si ay ugu maciinaan naafanadaadda.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa arrimo ka dib kolka aad hesho amar maxkamadeed oo ah inaad masaariif ilmood hesho. Ogow inaad heli karto masaariif ilmood oo kale iyo waxa la sameeyo haddii aadan helin masaariifta.
Natiijooyinka: Bog 1 ee 27