Skip to main content
X close

Khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka Walwalsan in la Qabto

  • English
  • Español
  • Hmoob
  • Somali
  • Ma ka walwalsan tahay silcin?
X

Halkan riix si aad uga baxdo shabakadan iminka.

Hadii aad khatar ku jirto, wac 911 ama Khadka (Day One Crisis Hotline) ee ah 1-866-223-1111.

Open sitewide search
Xxir
Home page

Ka Caawinaya reer Minnesota xalinta wixii dhibaatooyin ah ee dhanka Sharciyada ka haysta

  • Saldhig
  • Siin
  • Anaga nagu Saabsan
  • La soo xiriirida

Secondary Menu

  • Your Legal Guide
  • Rug ama Gargaar Bixiyaal
  • Iskaa-u-Baarida Maktabada
Breadcrumb
  • Home :
  • Iskaa-u Baarida Maktabada

Iskaa-wax-u-Baarida

Natiijooyinka Baarida: [ 208 ]
Gagaarida Nolosha iyo Guryaha Haynta
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa faraqa u dhaxeeya goobaha nolol ka gargaarida iyo kuwa guryaha haynta ah iyo xaquuqdaadda kolka aad halkaa ku nooshahay.Warqadan xogta aruursan waxaa maalgeliyey qayb ahaan hay’yada agagaarka…
ilo: Education for Justice
Martabadaha Shaqada iyo Xaquuqdaada
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa noocyada kala duwan ee shaqaalaha iyo xeerarka ku saabsan nooc walba oo shaqo ah. 
ilo: Education for Justice
Saacadaha Dheeriga ah
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa lacagta saacadaha dheeriga ah, cidda heli karta, iyo waxa la sameeyo haddii shaqada aad ku leedahay lacag saacdo dheeri ah oo aad shaqeysay. 
ilo: Education for Justice
Wakiil Ka Noqosho Si Sharci Ah
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa wakiilashada, waxa ay tahay, sidda loo sameysto mid, iyo sidda loo joojiyo ama looga noqdo.
ilo: Education for Justice
Shaqadaada: Soo Baarida, Baaritaanada Caafimaadka iyo kuwa Maandooriyeyaasha iyo waxyaabo kale
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay tahay akhbaarta shaqaddu ay ku waydiisan karto kolka aad codsanayso shaqadda iyo waxa ay ku waydiisan karaan ka dib kolka shaqada lagu qoro.  
ilo: Education for Justice
Barnaamijyada Caawimaada Siyaadadda ah ee Qaybta D (Part D) ee Kaarka Medicare
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa  barnaamijka Caawimaada Dheeraadka ah ee Daryeeladda Caafimaad (Medicare Extra Help), cidda heli karta iyo sidda loo codsado.
ilo: Education for Justice
Takoorida iyo Khashkhashaadaha Goobta Shaqada
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa takoorida iyo khashkhashaada. Waxa ay yihiin, tusaalooyin guud oo iyaga ah, iyo waxa la sameeyo haddii adiga ay taasi kugu dhacdo.
ilo: Education for Justice
Fasaxa Shaqada: Ciidaha Dhalashada, Korinta, Xafladaha Dugsiga
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa u helida ka fasaxid shaqada ah arrimaha sidda, uurka, dhalmadda, ku maqnaanta umul ama dhalasho ilmo, qaadasho ilmo si aad u korsato ama sababo kale oo ilmo la xiriira.  
ilo: Education for Justice
Natiijooyinka: Bog 3 ee 26

Pagination

  • First page of 26 « First
  • Previous page ‹‹
  • Page 1of 26
  • Page 2of 26
  • Current page 3of 26
  • Page 4of 26
  • Page 5of 26
  • Next page ››
  • Last page of 26 Last »
Legal Services Corporation

Gargaarka (LSC) da ee shabakadani waxa uu ku kooban yahay waxyaabaha waafaqsan xadidaaddaha ay leedahay (LCS) du.

© 2024 Legal Services State Support is a project of the Minnesota Legal Services Coalition (MLSC)

Footer menu

  • Qarsoodi ka dhigida macluumaadka
  • Digniin
  • Rug Gargaarid
  • LOON
  • Staff Directory
  • Warqada Macluumaadka
  • Forms
  • Ka Baxid dedeg ah
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • Youtube
Back to Table of Contents
Ka Baxid dedeg ah